Author: Jamaal

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 29, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Madaxweyne Xasan Shiikh oo tacsi u diray dowlada Turkiga, wacadna ku maray xoojinta amniga Muqdisho,golaha wasiirada Soomaaliya oo ansixiyay miisaaniyad u gaar ah ciidamada,Falastiin iyo Israa’iil oo wada-hadal ugu furmay Mareykanka,iyo qodobo kale oo caalami ah.

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 28, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Ra’iisul wasaaraha Turkiga oo cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee lala eegtay xaruntooda Muqdisho,Cabdi Faarax Shirdoon”Saacid” oo booqday goobtii lagu qarxiyay shaqaalaha Turkiga ee Muqdisho,Wasiirka arrimaha gudaha oo Barlamaanka ugu warbixiyay dagaalada Shabeelaha hoose iyo qodobo kale eoo caalami...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 27, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Qarax ismiidaamin ah oo dad ay ku dhinteen muqdisho ka dhacay,askar ka tirsan ciidamada dowlada oo lagu qisaasay Muqdisho,maxakmada sare ee kenya oo laashay dib u celinta qaxootiga Soomaaliya ee dalkeeda ku nool,in kabadan 35 oo ku dhimatay...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 26, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Wafdi uu hoggaaminayo wasiirka arrimaha gudaha Cabdikariim Xuseen Guuleed oo u tagay Shabeellaha hoose xalinta dagaal qabiileed halkaas ka dhacay, Ammaanka magaalada Muqdisho oo si weyn loo adkeeyay iyo cabsi laga qabo weerraro ka yimaada Al shabaab, Milatariga...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 25, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Puntland oo isku khilaafsan shirka ka furmaya waddanka Biljim ,dad ku dhintay dagaallo ka dhacay gobolka Shabeelaha hoose, Qaramada Midoobay oo dowlada u fasaxday in ay hesho taageero hub ah iyo qodobo kale oo...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 24, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Qarax xoogan oo Muqdisho ka dhacay, Madaxweyne Xasan Sh oo lakulmay Safiirada midowga Yurub, Howlgallo ka socda Gaalkacyo, Odayaasha Soomaaliya oo Dowlada eedeeyay, Madaxweynaha Puntland oo Wasiir cusub magacaabay,iyo qodobo kale oo caalami ah.

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 23, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,dowlada Soomaaliya oo ku baaqday in guddi dhex dhexaadin ah loo sameeyo warbixinta Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya,wasiirka difaaca Fiqi oo dib ugu laabtay dalka,Putland oo Garowe ku toogatay rag dil iyo Al Shabaab ku eedeysan,iyo qodobo kale...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 22, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in caalamka uu shuruud adag ku xeray cafinta deymaha lacageed ee dalka lagu leeyahay,taliyaha nabad gelyada wadooyinka Cali Gaab oo ka cawday wada shaqeyn la,aan kala dhaxaysa booliiska Muqdisho,kooxo hubeysan oo askar ku...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 20, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Dowlada oo faa-faahin ka bixisay ujeedada heshiiska New deal iyo sharciga saxaafadda,qarax AMISOM lagula eegtay Kismaayo,Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay sharciga cusub ee warbaahinta Soomaaliya,Israa’iil iyo Falastiin oo wada hadal uu Mareykanka ugu furmayo, iyo qodobo...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 19, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweyne Xasan Shiikh oo beeniyay in lacag Qadar ka timid lagu doortay, dilal ka dhacay magaalada Muqdisho iyo Cali Maxamed Geedi oo cambaareeyay ,wafdi kasocda Qaramada Midoobay oo ku sugan Kimsaayo iyo qodobo kale oo caalami ah.