Author: Jamaal

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 7, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka hadashay heshiiskii Kampala,eedeyna u jeedisay Warbaahinta Soomaalida,dagaallo u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo Al Shabaab oo ka dhacay Gedo,Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr Cabdi Wali Gaas oo sheegay in uu yahay...

RAAD RAAC: DIYAAR GAROWGA CIIDUL FIDRIGA
Post

RAAD RAAC: DIYAAR GAROWGA CIIDUL FIDRIGA

August 7, 2013 RaadRaac (WDN)Dhamaan shucuubta Muslimiinta ee caalamka ayaa diyaar garow buuxa ugu jira soo dhaweynta munaasabadda Ciidul Fidrika. Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka Muslimiinta ee sida weyn loogu diyaar garoobayo Ciida. Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ka mid ah magaalooyinka laga dareemiyo dhaq-dhaqaaqyada Ciidul Fidriga. Wariyaha Radio Wardheer ee Muqdisho ayaa...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 6, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, dowladda Soomaaliya oo heshiis shidaal baaris ah la  gashay shirkad fadhigeedu yahay Ingiriiska, Shiikh Axmed Madoobe oo dhaleeceeyay go,aankii Kampala ee ahaa in Dekadda iyo Garoonka Kismaayo Loo gacan geliyo dowladda federaalka, Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomalaiya Cabdi...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 5, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Fowsiyo Yusuf Xaaji Aden oo sheegtay in xiriirka ka dhaxeeya dowladaha Soomaaliya iyo Kenya uu wanaagsanyahay, qaraxyo xalay ka dhacay Muqdisho ,dadka Muslimiinta oo diyaar garow buuxa ugu jira Ciddul Fidrigav.Mareykanka oo sheereeyay xilliga ay sii xirnaanayaan...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 4, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud oo la kulmay dhigiisa Uganda Museveni iyo shirka madaxda ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya oo Kampala ka furmay, Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacd iyo qaar ka mid ah wasiirrada iyo taliyayaasha...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 3, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh oo gaaray Kampala si ay ugu qeyb galaan shir muhiim u ah Soomaaliya ,qarax ciiddamada AMISOM lagula eegtay Shabeelaha Hoose,,Madaxweyinihii hore ee Puntland Cadde Muuse Xirsi oo beeniyay eedeyn uu...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 2, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Puntland oo u dabaal degtay sanad guuradii shan iyo tobonaad, Doon u rarneyd ganacsato Soomaaliyeed oo badda u dhaxaysa Soomaaliya iyo Yeman ku dagtay, madaxweynaha Iiraan oo sheegay in ay soo dhawdahay xilligii la burburin lahaa Israa’iil,iyo...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 1, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, qasaaro dhimasho iyo dhawac ah oo ka dhashaywalxaha qarxa oo lagu xiray baallayaasha cadceeda ku shaqeeya ee caasimadda, Bannaanbax lagu taageerayo Turkiga oo ka dhacay Muqdisho, Al Shabaab oo sharaxay sababtii ay u sii daayeen saraakiil Kenyaan...

Dhagasyo Warka radio Wardheer
Post

Dhagasyo Warka radio Wardheer

Muqdisho, july 31, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, dowladda Soomaaliya oo heshiis la gashay shirkad ilaalineysa xeebaha Soomaaliya, wasiirka gaashaandhgiga C/xakiin Fiqi oo wacad ku maray in dowladdu ay qaadi doonto isbaarooyin sharci darro ah oo yaala Shabeelaha hoose, Saraakiil Kenyaan ah oo u afduubnaa...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 30, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan xasaasi ah Muqdisho kula qaatay qaar ka mid wariyaasha,Turkiga oo sheegay inay sii wadi doonaan taageerada ay siiyaan shacabka Soomaaliya kadib qaraxii Muqdisho lagula eegtay shaqaalahooda,Kenya oo dil toogasho ah ku xukuntay nin lagu...