Author: Jamaal

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 17, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Al Shabaab oo ciidamo booliis ah ku dishay gudaha Kenya,maxkamada ciidamada qalabka sida ee dowlada Soomaaliya oo dil toogasho ah ku xukuntay edeysane loo heystay inuu dilay Wariye Absuge,in kabadan 90 qof oo ku dhintay dibadbaxayada rabshadaha...

FIFA oo tababar u furtay qaar ka mid ah Macalimiinta kubadda cagta Soomaaliya
Post

FIFA oo tababar u furtay qaar ka mid ah Macalimiinta kubadda cagta Soomaaliya

Xiriirka kubadda cagta aduunka ee FIFA ayaa magaalada Muqdisho Siminaar ugu furay tababarayaasha kooxaha kubadda cagta dalka. Aqoon kororsigan ayaa waxaa uu socon doonaa afar maalmood,iyadoona mudadaas lagu baran doono duruus ku aadan qaabka tababarnimo ee kubadda cagta. Macalimiinta bixinaya Siminaarkan oo ah Ajnabi ayaa qaarkood waxay u dhasheen Jaziirada Siishalis. UllricMathios oo ah Macalinka...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 16, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Xildhibaano ka tirsan barlamaanka dowlada Soomaaliya oo gaaray Kismaayo,ururka xiriirka kubadda cagta FIFA oo siminaar ugu furay Muqdihso macalimiin Soomaaliyeed,Siminaar magalada Nairobi Loogu soo gabogabeeyay xildhibaanada haweenka barlamaanka Federaalka,iyo qodobo kale oo caalami ah,

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 13, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Dowlada Soomaaliya oo beenisay eedeyn ay ujeediyeen siyaasiyiin Nairobi ku sugan oo aheyd in amaanka Muqdisho uu faraha ka baxay,wasaaradda arrimaha gudaha oo ka hadashay howlgal ay ka fuliyeen gobolka Banaadir,xiisado dagaaleed oo ka jira gobollada...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 12, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi oo dhaliil xoogan ujeediyay dowlada Soomaaliya,wariikii hore ee arrimaha gudaha Soomaaliya Cabdisamad Macalim Maxamuud oo ka hadalay amaanka dalka, gaar ahaan caasimadda,muran ka taagan gudoomiyenimada gobolka Galgaduud iyo...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 11, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon oo ka warbixiyay wax-qabadka xukuumadiisa iyo amaanka dalka,Al Shabaab oo sheegtay inay soo dhaweynayaan muhaajiriinta doona inay kusoo biiraan,Wasiirkii hore ee gaashaandhiga Kenya yusuf Xaaji oo ka hadlay ciidamada Kenya...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 10, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Ciidan wanaagsan dhamaan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Maamulka Puntland oo dekadda Bosaaso ka celiyay Markab mucaawinmo waday oo ay dowlada Turkiga soo dirtay iyagoo eedeeyay dwolada federaalka,midowga Afrika oo dowlada Itoobiya ugu tacsiyeeyay saraakiishii ciidaan ee ugu dhintay diyaaradii ku burburtay Muqdisho,xildhibaano...

Daawo:sawirada diyaaradii ku burburtay garoonka Aden Cadde ee Muqdisho
Post

Daawo:sawirada diyaaradii ku burburtay garoonka Aden Cadde ee Muqdisho

Diyaaradii hubka siday ee saaka dabka ku qabsaday garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa lagu guuleystay in la damiyo, inkastoo mararka qaar la maqlayay qaraxyo ay sameyneyso, maadaama hub kala duwan uu saarnaa diyaarada. Diyaarada oo ay ku gubatay wadada Run-wayga ee diyaaradaha ka haadaan, ayaa keentay in diyaarado badan oo saakay garoonka ka soo degay ay...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, August 9, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Ciidan wanaagsan dhamaan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Diyaarad la sheegay in ay saanad ciidan u siday ciidamada AMISOM oo ku burburtay garoonka diyaaradha Muqdisho,madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh oo sheegay in gogol nabadeed uu u fidinayo shacabka degan Jubooyinka,wasiirka gaashaandhiga Jabuuti oo gaaray...

Dhagayso Warka radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka radio Wardheer

August 8, 2013 Muqdisho, August 7, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Ciidan wanaagsan dhamaan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Inta badan wadamada Muslimiinta ayaa laga dareemay faraxdda Ciidul-Fidriga iyo madaxda dowlada Soomaaliya iyo maamuladaba ay shacabka ugu hambalyeeyeen munaasabadda Ciiddul-Fidriga,dalka Kenya oo siweyn looga ciiday ,Wasaaradda gaashaandhiga dalka oo sheegtay...