Muqdisho, August 26, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Wasaaradda arrimaha gudaha Soomaaliya oo ka codsatay Shacabka Muqdisho iyo Warbaahinta wada-shaqeyn,Wada-hadalladii dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Sh Axmed ee Adiss Abab oo wali la’isku mari la’yahay,Quburo ka socda Qaramada Midoobay oo lagu rasaaseeyay Suuriya,iyo qodobo kale oo...
Author: Jamaal
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 25, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Diyaaraad Muqdisho ka qaaday Wafdi dowlada iyo Ahlu Sunna ah oo ku sigatay inay bur-burto iyo dhawac ka dhashay,Wada-hadalladii Wafuuda Dowlada Soomaaliya Iyo garabka Sh Axmed Madoobe ee Adiss Ababa oo laga cabsi qabo inay fashilmaan iyo...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 24, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Saraakiisha AMISOM oo beeniyay in ciidamadooda ay ku lug-leeyihiin kufsiga Haween Soomaaliyeed,Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo la shiray madaxda shirkadaha duulimaadyada Muqdisho,Kenya oo ka digtay weeraro dalkeeda ay ka geystaan Al Shabaab iyo laamaha amaanka oo heegan buuxa...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 23, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in wada-hadal la galeyso dhinacyada Siyaasadeed ee kasoo horjeeda,AMISOM oo sheegtay inay fashilisay weerar ay garoonka diyaardaha Kismaayo kusoo qaadeen Al Shabaab,Kenya oo cabsi ka qabta in dalkeeda gaar ahaan magaalada dalxiiska ee...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 22, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Wasaarada Adeega bulshada dowlada Soomaaliya oo oo ka digtay in la buunbuuniyo Kufsiyo been abuur ah oo dumarka loo geysto,Dowlada oo soo dhaweysay warbixinta guddiga madaxabanaan ee Xuquuqul Insaanka ee dalka, xarun tababar farsamo oo laga hergeliyay...
Dabley hubeysan oo Muqdisho ku dhaawacay Haweeney Ajnabi ah, iyagoo dilay labo ka mid ah Ilaaladeeda
Kooxo hubeysan ayaa degmada Hodan ee magaalada Muqdisho ku dilay Wiil Turjumaan ahaa iyo Askari ka tirsan ciidamada dowlada Soomaaliya, iyagoona dhaawac u geystay Haweney u dhalay dalka Sweden. Weerarka ayaa ka dhacay agagaarka Jaamacada Soomaaliya gaar ahaan qeybta ay ka degen tahay aggaarka isgoyska MK4 ee magaalada Muqdisho, waxaana haweeneyda u dhalatay Sweden la sheegay...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 21, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh oo kulan Adiss Ababa kula qaatay Wafuuda dowlada iyo Jubbaland ee Adiss Ababa kuwada hadlaya,Kooxo hubeysan oo Muqdisho ku dhaawacay haweeney u dhalatay Sweden, kadib weerar gaadmo ah oo ay ku qaadeen,Barlamaanka Soomaaliya...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 20, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Shiikh iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray Adiss Ababa, Wafdi kasocda Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada Jowhar, Al Shabaab oo ka hadashay xaalada Masar ,wafuud kasocda dowlada federaalka iyo maamulka Jubbaland ee Axmed Madoobe...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 19, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Qarax qasaare geystay oo ka dhacay Kismaayo,gudoomiyaha barlamaanka Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Muqdisho,Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo sheegay in dhibaato lagu hayo dadka danyarta ah ee deggan xarumaha dowlada ee Xamar,Turikga tababarro u bilaabaya ciidamada dowlada...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 18, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Wasiiradda adeega dadweynaha Drs Maryan Qaasim oo si kulul ugu hadashay kufsiga loo geysto dumarka Soomaaliyeed,Kulan looga hadlayay dib usoo celinta xasiloonida dalka oo loo qabtay odayaasha dhaqanka ayaa ka dhacay caasimadda Muqdisho,Munaasabad lagu taageerayay wax-qabadka xukuumadda...