Author: Jamaal

Home » Archives for Jamaal
Post

HRW: Kufsiga haweenka, waxa qeyb ka ah ciidamada DFS (Sawiro)

Nayroobi (WDN)-Hay’adda caalamiga ah ee u doodda xaquuqda bini aadamka ee (Human Rights Watch), ayaa sheegtay in haweenka Soomaaliyeed ay ku nool yihiin cabsi joogta ah oo la xiriirta in la kufsado. Warbixin ay HRW Khamiistii ka soo saartay Nayroobi, Keenya, ayay ku sheegtay in kufsiga iyo dhibaateynta haweenka ay caadi ka yihiin gudaha dalka...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 14, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Xukuumadda Soomaaliya oo sheegtay inay dib-udhis ku sameyn doonto Dekadaha iyo Xarumaha dhaqaalaha ee dalka,AMISOM oo ku baaqday in la taageero Culimada kasoo horjeeda Dhibaatada dalka kasocota,Bulshada Rayidka oo dhaliilay shirka Brussles,iyo qodobo kale oo caalmi ah

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 13, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegay in si wanaagsan ay dowlada ula dhaqmi doonto Ciidamada kasoo goosta Shabaab,Warar kala duwan oo aan idiin ka heyno Kismaayo,Puntland oo sheegtay in bilaabi doonto la xisaabtanka Warbaahinta ka howlgasha deegaanadooda,iyo qodobo...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 11, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Madaxweyne Xasan Shiikh oo gaaray Dubai,Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay,Dadka Jubooyinka oo kukala qeybsamay Shirka lagu qabanayo Kismaayo,iyo qodobo kale oo caalami ah

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 9, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Madaxweynaha Soomaaliya oo safarro ku tagay magaalooyinka Jowhar iyo Beledweyne,Ra’iisul Wasaare saacid oo kulan kula qaatay Sanca dhigiisa Yemen,Kusimaha Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ahna Wariiska arrimaha dibadda oo heshiis Muqdisho kula saxiixatay Wafdi ka socday dalka Shiinaha,iyo qodobo...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 8, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Dowlada Soomaaliya oo xalay casho sharaf ugu sameysay Muqdisho Wafdiga maamulka KMG ee Jubba,dowlada oo hergilineysa Barnaamijka aada Dugsiyada,Al Shabaab oo Sheegay in mid ka mid ah goobihii ay Shalay qarxiyeen ay lahaayeen reer Galbeedka iyo Milkiilaha...

Ku Dhawaad 18 Qof oo ku Dhimatay Qarax Xooggan oo ka Dhacay Guriga Hooyooyinka ee Muqdisho (Warbixin iyo Sawiro)
Post

Ku Dhawaad 18 Qof oo ku Dhimatay Qarax Xooggan oo ka Dhacay Guriga Hooyooyinka ee Muqdisho (Warbixin iyo Sawiro)

Faah faahin dheeri ah, ayaa ka soo baxaya qaraxyo maanta ka dhacay agagaarka Gurigii Hooyooyinka oo ay ku taal Maqaayadda The Village, iyadoo qasaara fara badan uu ka dhashay qaraxa oo mid ka mid ah uu ahaa ruux isa soo miidaamiyay. Sida ay sheegayaan wararka aan helayno qaraxa hore oo ahaa mid loo adeegsaday  gaari,...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, September 6, 2013 (WDN)-  Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Shirweynihii Qaran ee ka socday Muqdisho oo lasoo gabogabeeyay,Koox dowlada Soomaaliya u saartay dabagalka eedeymihii Qaramada Midoobay ee Somaaliya oo Beeniyay Guddiga Cunaqabateynta,Mareykanka oo Baadi goobayaa Abuu Mansuur Al Amriiki kadib markii uu ku dhawaaqay in uu...

Dowladda Soomaaliya “Baaritaan Caalami ah kadib waxaan beenineynaa eedaymihii aan raadka lahayn ee warbixintii Qaramada Midoobay”
Post

Dowladda Soomaaliya “Baaritaan Caalami ah kadib waxaan beenineynaa eedaymihii aan raadka lahayn ee warbixintii Qaramada Midoobay”

“Baaritaan Caalami ah kadib waxaan beenineynaa eedaymihii aan raadka lahayn ee warbixintii Qaramada Midoobay,” Fowsiya Yuusuf X. Aadan. Muqdisho (WDN)- Fowsiya Yuusuf Xaaji Adam, Kusimaha Ra’iisal Wasaaraha, ahna  Ra’iisal Wasaare Ku-Xigeen iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo aamnta shir jaraa’id ku qabatay magaalada Muqdisho  ayaa waxay hadalkeedii ku bilowday :- Aad iyo aad baad...