Al Shabaab oo qabsatay degmada Ceel Waaq: Warka Raadiyo Wardheer

Al Shabaab oo qabsatay degmada Ceel Waaq: Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Al Shabaab oo oo la wareegtay degmeda Ceel Waaq, iyaga oo gubay xero  ay ciidanku lahaayeen iyo goobo kaleeto, Iska hor imaad u dhaxeeyay Ciidamada Xasilinta Caasimadda iyo Ciidamo milateri ah ayaa saaka ku dagaalamay agagaarka Kulliyadii Jaalla Siyaad iyo warar kale..

Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo wardheer:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.