Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ra’iisal Wasaaraha dowladda Soomaaliya Md. Cumar Cabdirashiid Cali Shrmaarke oo soo saaray qoraal uu ku amrayo Wasaaraddaha Amniga iyo Wasaarada Warfaafinta in la dhowro Xaquuqda musharraxiinta inta lagu jiro ololaha doorashada iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply