Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegay in ay mideynayaan dhamaan ciidamada hoos yimaada dowlada,Wasirrka warfaafinta Cilmooge oo ka hadlay sida ay dowlada Soomalaiya ugala macaamileyso arrimaha hawada Somaliland,qaar ka mid ah Saxafiyiinta ka howlgala Muqdisho oo dhaliilay sharciga cusub ee saxaafadda dalka, baaqna jeediyay, iyo qoddobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer
![Calaamad Dhagayso Warka Radio Wardheer](https://wardheernews.com/wp-content/uploads/2013/06/Calaamad.jpg)
Leave a Reply