Muqdisho (WDN)- Warqad ka soo baxday Wasaaradda Amniga ee DFS, ayaa lagu sheegay in Hay’adda Nabad Sugida ee NISA, laga bilaabo bishan Jan 2, ay ka baxaan Garoonka Caalimiga ee Muqdisho, iyaga oo ku wareejinaya hawlihii ay Garoonka ka hayeen Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.
Go’aaankan ayaa loo cuskaday, kadib markii ay soo baxeen tabashooyin, iyo iyadoo gudaha garoonka uu ka dhashay isku haleyn amni oo kaliftay dayacaad amni oo balaaran. Taasi oo lagu sababeeyay mas’uuliyadda amniga garoonka ay qaybsantay oo aan ku jirin hal gacan.
Qoraalka ka soo baxay Wasaaradda Amniga ayaa u qornaa sida hoos ku qoran:
Leave a Reply