Kismaayo, qoraal ka soo baxay maalintii shalay wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda F. Soomaaliya oo ay kaga hadashay qaabka ay u dhacayso doorashada Jubbaland ayay jawaab ka bixisay dawlad goboleedka Jubbaland.
Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Jubbaland oo arrintaas ku saabsan ayaa waxa uu u qornaa sidatan:
WardheerNews
Leave a Reply