Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Meey 24, 2013 (WDN)- micr_audioWarka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; IGAD oo isku raacdey in maamul u sameynta Jubbooyinka loo daayo dowladda Soomaaliya, Baarlamaanka oo ka doodaya sharciga maamul u sameynta dalka, Dilal ka kala dhacay Boosaaso iyo Gaalkacyo xalay iyo dabcan qodobbo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published.