RaadRaac: (WDN)– Raadraac: Mowshin-Dhageysatayaasheenna qiimaha iyo qaddarinta mudan, Xubno baarlamaanka Soomaaliya ka mid ah, ayaa dhawaan mowshin ka dhan ah xukuumadda uu hoggaamiyo Raysal wasaare Saacid waxay u gudbiyey guddoonka sare ee Baarlamaanka, kuwaas oo xukuumadda ku eedeynayay wax qabad li’i iyo wada shaqeyn la’aan. Si aan arrimahan wax badan uga ogaanno, ayaa wariyaha Radio Wardheer ee Muqdisho Maxamed Nuur Amiin wuxuu ka wareystey arimahan iyo kuwa kaleba Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow, oo ka mid ah mudanayaashii gudbiyay mowshinka.
RaadRaac: Mowshin ka dhan ah Xukuumadda Soomaaliya
![raadrac RaadRaac: Mowshin ka dhan ah Xukuumadda Soomaaliya](https://wardheernews.com/wp-content/uploads/2013/04/raadrac1.jpg)
Leave a Reply