Muqdisho, Mey 15, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Xafiiska tababarka ciidamada dowladda Soomaaliya ee dibbadda, ayaa magaalada Muqdisho loo soo wareejiyay, Raysal wasaare Saacid oo guddi soo dhammeeya khilaafadka Jubbooyinka magacaabay, Somaliland oo mamnuucday duulimaadyada QM ee deegaannadeeda iyo Kanada oo dib u soo celineysa xiriirkii kala dhaxeeyay Soomaaliya.
February 7, 2025
Leave a Reply