Tacsi: Shukri Sh. Muxumed Takhal

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun

Dhamaan beesha Geri Koombe meel kasta oo ay joogaan waxay iyagaoo ka tiiraanyaysan tacsi u dirayaan eheladii iyo qaraabadii  geerida ku timid Allah ha u naxaristee Shukri Sh. Muxumed Takhal oo ku geeriyooday bishii Noofember 18, 2017 magaalada Jigjiga, ee ismaamulka deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Alle ha u naxariistee Shukri Sheekh Muxamed Takha,l waxa uu ka mid ahaa odayaasha dhaqanka ee magac iyo maamuus weyn ku lahaa dhamaan ummadda Soomaaliyeed.

Waxaanu Marxuum Shukri Sh.Muxumed Takhal uga baryaynaa in ILaahay janatul fardowsa ka waraabiyo,  qoyskii iyo ehelkiisana samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin

Leave a Reply

Your email address will not be published.