Muqdisho, May 12, 2013(WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Raysal wasaare Saacid oo ballan qaaday in ay la dagaalami doonaan qabyaaladda iyo musuqmaasuqa, Xirnaanshiyaha waddooyinka Muqdisho oo walaac laga muujiyay, Suudaan oo lacag ugu deeqday Soomaaliya iyo qodobbo kale.
February 6, 2025
Leave a Reply