Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Warar laga helayo magaalooyinka Baydhabo iyo Xudur ayaa sheegaya in Mukhtaar Abuu Mansuur uu isaga soo baxay Tuulada Abal ee ka tirsan gobolka Bakool, isla markaana labada dhinac ay duurka iskula maqan yihiin iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Leave a Reply