Muqdisho, Mey 01, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah; Afhayeenka maamulka KMG ah ee Kismaayo C/naasir Seyraar, ayaa Radio Wardheer u sheegay in ergo 500 gaaraysa ay madaxweynaha Jubbaland dooran doona, Ammaanka Muqdisho oo maalintii labaad aad loo adkeynayo, fataahadda wabiga Shabelle oo laga deyriyay iyo qodobbo kale.
February 6, 2025
Leave a Reply