Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abriil 28, 2013 (WDN)-micr_audio Warka Radio Wardheer

Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo Garoowe kulan kula qaatay madaxweynaha maamulka Puntland C/raxmaan Faroole, Somaliland oo heshiis shidaal baaris ah la gashay shirkad dalka Norway laga leeyahay, Taliyaha taraafikada Soomaaliya oo cabanaya iyo qodobbo kale.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.