WardheerNews( WDN) – Xubnaha Aqalka Sare ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa la shaaciay bishan Oktoobar 19, 2016.
Waxayna kala yihiin sida hoos ku qoran:
1. Cabdikaafi Macallin Xasan ((Digil, Garre)
2. Samsam Ibrahim Ali (Digil, Jiido)
3. Xuseen Sheekh Maxamuud (Mirifle, Xadamo)
4. Aadan Cabdi Aadan (Mirifle, Laysaan)
5. Ilyaas Cali Xasan (Mirifle, Eelaay)
6. Timiro Maxammad Cali (Mirifle, Yaladle)
7. Xuseen Cali Xaaji (Dir, Biyamaal)
8. Cabdillahi Cabdi Jibriil (Mirifle, Geeladle).
WardheerNews
Leave a Reply