Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Odayaasha Dhuusa Mareeb oo sheegay in dhawaan halkaasi uu ka furmi doono shirka maamul u sameenta Gobada Dhaxe, Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in uu kala hadlay QM in Qaxootiga Soomaaliya ee Yaman dib loogu soo ciliyo Soomaaliya iyo warar kale.
Leave a Reply