Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer maanta qoddobada aan idiinku hayno waxaa ka mid ah: Ciiddanka nabadgelyada maamulka Jubba oo sheegay in ay qabteen dad doonayay in ay qaraxyo ka geystaan Kismaayo, Waxgarad ka soo kala jeedda Puntland iyo Galmudug oo maanta Muqdisho ku kulmay iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.