Barnaamijka Raadraac: Shirka Dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka ee Muqdisho

Barnaamijka Raadraac: Shirka Dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka ee Muqdisho

Barnaamijka maanta waxaan ku soo qaadan doonnaa dhageystayaal  shirka dib u heshiisiinta ee beelaha Jubbooyinka ee ka furmay maanta magaalada Muqdisho, waxaana Barnaamijka marti ku ah Siyaasiga Cabdi Shire oo ka mid ah dadka dhaliilsan qaabka uu wax u wado Axmed Madoobe, su,aalo dhowr ah ayaanan weydiinay xilli uu ku sugnaa madasha shirka ee Magaalada Muqdisho.

Ka dhegeyso barnaamijka hoos

Leave a Reply

Your email address will not be published.