Wararka maanta: Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay wasiirada Arimaha Dibada iyo iskaashiga ee Holand, R/wasaare Saacid oo ka hadlay in la hir giliyo hishiiskii new dael si dowlada ay wax ugu qabato lacagaha ay ugu deeqday caalamka,Faroole oo ka digay in ciidan beleed ay si gaar ah u sameystaan musharaxiinta u loolamaayo xilka Maxadtinimo ee maamulkaasi iyo warar kale
Leave a Reply