Wicitaanka Dhageystaha: VOA- Aadan Makina

VOAWashinton (VOA)- Barnaamijka wicitaanka Dhageystaha, oo toddobaadkan aan diiradda ku saareyno xiisadaha ka dhex oogan dadka madowga ah ee Mareykanka iyo askarta booliiska ee caddaanka ah ee waddankan Mareykanka.

Barnaamijka waxa marti noogu ah aqoon yahan Aadan Makiina, oo ka mid ah tifatirayaasha degalka wararka ee WardheerNew.

Halkan ka dhegeyos barnaamijak oo dhan:

Wicitaanka Dhegeytaha: Aadan Makina

Leave a Reply

Your email address will not be published.