Barnaamijkan gaarka ah waxa aan ku soo qaadan doonnaa dhacdooyinkii ugu muhiimsanaa Sanadka 2015 iyo waxyaabaha lagu xasuusan doono. Barnaamijka oo idiinka imanaya Istudiyaha Raadiyo Wardheer ee magaalada Muqdisho waxaa soosaaray, idinlana socodsiin doona Maxamed Nuur Amiin.
Hoos ka dhegeyso Barnaamijka
Leave a Reply