Muqdisho (WDN) Warsaxafadeed ay soo saarto DFS oo ku aadan dagaaladda ka socda magaalada Laascaanood, ee xarunta gobola Sool, ayaa lagu sheegay in dhibaatada ka taagan deegaankaas ay tahay mid siyaasaddeed, islamarkaana loo baahan yahay in lagu xaliyo rabitaanka shacbiga reer Laalsacaanood. Warsaxafadeedka ayaa u qornaa sida hoos ku xusan:

WardheerNews
