Muqdisho (WDN)- War-saxafadeed uu soo saaray Xisbiga Wadajir, ayaa lagu sheegay in shirkii Dhuusamreeb 3 uu yahay mid qaboyo ah, oo si uu u dhaqan galo in saamileyda siyaasaddeed heshiiska ay qeyb ka yihiin oo hanaanka doorashu yahay wada ogol.
War-saxafedeedka xisbiga Wadajir oo dhamaystiran hoos ka akhriso:

