Xildhibaanada Golaha Shacabka oo la Filayo in ay Codka Kalsoonida u Qaadaan Guddoomiye Jawaari Bishan Dhammaadkeeda

Sida ku xusan qoraal maanta ka soo baxay xafiiska guddoomiye kuxigeenka 1aad ee golaha shacabka Md. cabdiweli Ibraahim Sheekh Muuday, waxaa la isugu yeedhay dhammaan xubnaha Golaha Shacabka dawladda F. Soomaaliya si ay uga doodaan,islamarkaana cod ugu qaadaan Mooshinkii dhawaan laga soo gudbiyay guddoomiyaha golaha shacabka  Md. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari).

Haddaba qoraalka ayaa waxa uu u qornaa sida soo socota:

Leave a Reply

Your email address will not be published.