Wasiirka Amniga Xukuumadda F. Soomaaliya xariga ka jaray Xarunta agoomaha Ciiddanka Booliska

Wasiirka Amniga Xukuumadda F. Soomaaliya xariga ka jaray Xarunta agoomaha Ciiddanka Booliska

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wasiirka Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Maxamed Abuukar Isloow oo mudo 27-sano ka dib maanta oo isniin ah xariga ka jaray xarunta Carruurta Agoonta Ciiddanka Booliska iyo Warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.