Muqdishu (WDN)- Gudoomiye ku xigeenka Gudiga Doorashooyinka Gobolada Waqooyi, Axmed Muuse Xoosh oo warbaahinta kula hadlay Muqdisho, ayaa sheegay in ay bilaaban doonto diiwaan gilinta musharixiinta ku loolami doono kuraasta Aqalka Hoose.
Fadlan halkan ka dhegeyso War Saxafadeedka Axmed Muuse Xoosh
Leave a Reply