Muqdisho, Warsaxafadeed ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha Golaha Shacabka Dawladda F. Soomaaliya Md. Maxamed Sheekh Cusmaan jawaari ayaa arrin waxba kama jiraan ah oo sharciyadda baalmarsan ku tilmaamay warqad uu maanta soosaaray gudoomiye kuxigeenka 1aad ee golaha shacabka Md. Cabdiweli Ibraahim Muuday, taasi oo uu ku sheegay in uu shaqada si KMG ah uga joojiyay Xoghayaha Guud ee golaha Shacabka Md. Cabdikariim Xaaji Cabdi Buux.
Haddaba si aad u akhrido Warsaxaafadeedka Guddoomiyaha Golaha Shacabka fadlan guji hoos:
Warsaxafedeed: Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka
WardheerNews, Muqdisho
