Muqdisho, Warsaxaafadeed ka soo baxay caawa xafiifka guddoomiyaha golaha shacabaka Md. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa lagu beeniyay warar la isla dhexmarayo baraha bulshada oo sheegaya in guddoomiye Jawaari uu iscasilayo. Haddaba nuqul ka mid ah warsaxaafadeedka oo soo gaadhay Wardheernews ayaa waxa uu u qornaa sida soo socota; (Guji hoos si aad u akhrido warsaxxafeedka)
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska guddoomiyaha Golaha Shacabka
WardheerNews, Muqdisho
