Warsaxaafadeed: Boorsooyin Lacag Laga Soo Buuxiyay oo Lagu Qabtay Garoonka Aadan Cadde

WAR-SAXAAFADEED ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in  boorsooyin lacag laga soo buuxiyay lagu qabtay Garoonka Muqdisho. Warsaxaafadeedka ayaa u qornaa sida soo socota: