Warsaxaafadeed ay wadajir u soosaareen Jubbaland iyo Puntland

Muqdisho (WDN)- Warsaxafadeed ay soo wada saareen Jubbaland iyo Puntland, ayaa lagu sheegay in ay ka walaacsan yihiin qabsoomida shirka wada tashiga ee lagu waday in xal looga gaadho khilaafka arimaha doorashooyinka Soomaaliya.

War saxafadeedkaasi oo nuqul ka mid ahi soo gadhay WardheerNews ayaa u qornaa sida hoos ku xusan:

WardheerNews, Muqdisho

Leave a Reply

Your email address will not be published.