Friday, April 19, 2024
Wardheer News
  • Slideshow
  • Warar

Warmurtiyeed- Baydhabo: Golaha Wadatashiga Qaranka

Baydhaba (WDN)- Waxa maanta lagu soo gabogabeeyay magaalada Baydhabo ee maamul gobolleedka Koonfur Galbeed, shirkii Golaha Wadashiga Qaranka. Kaasi oo ay isugu yimaadeen madaxda DFS iyo maamul gobolleedyada Jubbaland, Koonfur Glabeed, Galmudug iyo Hirshabeelle, halka ay ka maqneyd Puntland.

Shirka ayaa Warmurtiyeed ka so baxay lagu sheegay in goluhu u igmaday madaxweynayaasha Koonfur Galbeed, Galmudug iy Hirshabeelle in ay wada hadal la furaan Puntland. Hoos ka akhri Warmurtiyeedka oo dhamaystiran:

WardheerNews


We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. WardheerNews will only consider articles sent exclusively. Please email your article today . Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews.

WardheerNew’s tolerance platform is engaging with diversity of opinion, political ideology and self-expression. Tolerance is a necessary ingredient for creativity and civility.Tolerance fuels tenacity and audacity.

WardheerNews waxay tixgelin gaara siinaysaa maqaaladaha sida gaarka ah loogu soo diro ee aan lagu daabicin goobo kale. Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews.

Copyright © 2024 WardheerNews, All rights reserved

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.