Warka Radiyo Wardheer

Warka Radiyo Wardheer

Warka Radiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dibadbax lagu taageerayo Madaxweynaha cusub oo maanta ka dhacaya Muqdisho, qodobo ka soo baxay shir ay yeesheen Madaxweyne Farmaajo iyo Wakiilada Ururka Jaamacadda Carabta iyo warar kale.

Fadlan halkan ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer: