Warka Radio Wardheer

Warka Radio Wardheer

Warka Radio Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dagaal mar kale laga baqayo in uu ka dhaco deegaanka Deefow xili Baladweyne uu ka socdo waan waan dib u hishiisiinta Hiiraan, Xildhibaan ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaan Gubaleedka Putland oo xalay lagu dilay Gaalkacyo iyo warar kale.

Hoos Ka dhegayso warka oo dhan:

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.