Warka Radio Wardheer

Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 5, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah,Wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Soomaaliya oo ka warbixiyay safar uu ku joogo Koonfur Afrika, Isku shaandheyn lafilayo in lagu sameeyo golaha wasiirrada Federaalka, afhayeenka maamulka Jubbaland oo ka hadlay xiisadaha dagaal ee Jubooyinka. iyo qoddobo kale.

Leave a Reply

Your email address will not be published.