Warka Raddiyo Wardheer

Warka Raddiyo Wardheer

Warka Raddiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Lix ka mid ah Musharaxiinta ugu cad cad xilka Madaxweynaha oo ka hor-yimid go’aanadii 24-kii bishan ka soo baxay Madasha Hoggaamiyeyaasha Qaran, kaasoo 18 xubnood loogu kordhiyay Aqalka Sare ee Baarlamaanka iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: