Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta lagu wado inuu u ambabaxo magaalada Jowhar e, Beesha Caalamka oo soo dhaweysay shirkii IGAD ee Muqdisho ku qabsoomay iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
