Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ciiddamada Kiinya oo Kismaayo ka baxaya, Dagaalo ka dhacay shabeelaha dhaxe iyo buuraha Galgala ee Puntland, xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo sheegtay in ay xoogga saareyso xasilinta ammaanka dalka iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply