Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Al Shabaab oo shaacisay magaca qofkii fuliyay qaraxii SYL ee maalintiinTalaadada dhacay,   IGAD oo shaacisay xiliga ay bilaabaneyso maamul u samenta Hiiraan iyo Sh/Dhexe iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhageyso warka oo dhan: