Warka Raadiyo Wardheer

radiowardheerWarka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah” Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumada Soomaaliya Md. Maxamed Cumar Carte, ayaa xaqiijiyey in maalinta Sabtida ah oo ay taaariikhdu ku beegan tahay 03 September 2016 uu dib u furmayo Shirka Jowhar ee maamulka loogu dhisayo gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.