Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa jka mid ah: Iska horimaad u dhaxeeya ciidanka dowlada Soomaaliya iyo Al Shabaab oo saakay ka dhacay Goof Gaduud, gabar Soomaali ah oo wax ka barata dalka Masar o ku geeriyootay Ceel ku yiilay Jaamacadii ay dhiganeysay iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan: