Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta ee Raadiyaha Wardheer waxaa ka mid ah: Goddoomiyaha degmada Jannaale oo ka badbaaday isku day dil, AMISOM oo beenisay hadal shalay ka soo yeeray wax garadka ku shirsan Baydhabo oo ku aadanaa in ay AMISOM joojisay shirki halkaassi ka socday iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso