Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan maanta idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha oo sheegay in ay dhawaan bilaaban doonaan Howl-galadii shabaab soomaaliya looga saari lahaa, Raiisal wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in aan loo dul qaadan doonin dhibaatada ay shacabka ku hayaan Ciidanka iyo warar kale.

Warka oo dhan hoos ka dhegeyso