Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Maamulka Puntland oo beeniyay in ay Soomaaliland kala hadleen dagaalkii Sanaag ee labada dhinac Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya oo sheegay in sharciga doorashooyinka ay hor geyn doonaan Baarlamaanka Sooomaaliya iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
