Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Xaalada Gobalka Sanaag oo wali ah mid kacsan iyo Khaatumo oo sheegtay in ay dagaal la gali doonto Soomaaliland hadii sanaadiiq la geeyo Sool iyo Sanaag iyo warar kale .

Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.