Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Taliska Booliska Soomaaliya oo sheegay in la diyaarinaayo ciidanki badali lahaa kuwa Amisom, Xildhibaan sheegay in ay mashaakil hor leh tahay magacaabista Safiirada cusub ee lagu qancinaayo beelaha iyo Warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeysao warka oo dhan: