Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in loo baahan yahay isku tashi soomaalida dhaxdeeda ah, madaxweynaha Maamulka Juba oo sheegay in beesha Caalamka ay raali ka aheen dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
Leave a Reply